Monday 15 July 2013

Hambalyo iyo Bogaadin

Hambalyo iyo Bogaadin 

 

Asc, dhamaan xubnaha Dal-Kaab Community Based Organization kuwaas oo kala jooga dhamaan daafaha caalamka Dhalinyaro iyo Cirooleba.
waxa aan rabaa in aan idiinka bogaadiyo sida qiimaha iyo qaayaha leh ee qofkasta oo ka tirsan Dal-kaab uu isu xilqaamay una gutay hawshii ku beegnayd.

waxa inala gudboon dhamaan xubanaha urur weynaha dal-kaab wax wada qabsi, Isbarasho, Wac-yigelin, Istaakulayn inta u baahan.

Qofka in badan isbedelaa in badan ayuu daalaa.
Isbedelku ilaahey maahee wax kasta oo kale wuu ku wanaagsan yahay.
Isbedel waxa uu iga dhigay sida aan hada ahay.
Wakhtigu wuu is bedelaa inaguna waan lasoconaa.

Usamafalka Dadka kale waajib keliya maaha, ee waa aasaaska farxada, Caafimaadka iyo nolosheena.
Awoodu waxa ay qofka u suurto gelisaa in uu figta gaadho, Laakiin dabeecada wanaagsan ayaa halkaa ku haysa..

gun iyo gunaanad hadafkeenu waa wax wada qabsi iyo Guul......Guul.....Guul.....




No comments:

Post a Comment