Tuesday, 12 October 2010

Midawga africa oo soo u Magacabay Masuul Cusub Dalka Somalia

Madaxweynihii hore ee Ghana ee xilka ka tagay sanadkii 2000 Jerry John Rawling ayaa loo magacabay iyadoo la tilmaamay in wax weyn uu ka badali doono xaalka Somaliya
Midowga Africa ayaa ergay cusub u magacaabay dalka Somaliya xilli ciidamada Midowga Africa ka talaabsan la yihiin dagaalo ku dhufo oo ka dhaqaaq ah oo kaga imaanaya kooxaha mucaradka
Mas'uulkas ayaa la tilmaamay in uu awoodi karo in taageero lagu xoojinayo howlaha Midowga Africa ee Somaliya ka keeni karo beesha caalamka iyo Qaramada Midoobay.
Miwdoga Africa ayaa waxaa Somaliya ka jooga dhowr kun oo askari kuwaasi oo ilaaliya xarumaha dowlada Soomaaliya iyo kuwa dhaqaale .

Isku soo wada duubo waxa beryahan ka taagnaa xaalad ba an oo u dhaxeeya cidamada u jooga midawga africa iyo kooxaha ka dagaalama dalka somalia



mostafa cabdi qani
sudan /khartoum
fiigo2008@hotmail.com

Midowga Afrika oo masuul cusub usoo magacaabay dalka Soomaaliya

Midowga Africa ayaa ergay cusub u magacaabay dalka Somaliya xilli ciidamada Midowga Africa ka talaabsan la yihiin dagaalo ku dhufo oo ka dhaqaaq ah oo kaga imaanaya kooxaha mucaradka.Madaxweynihii hore ee Ghana ee xilka ka tagay sanadkii 2000 Jerry John Rawling ayaa loo magacabay iyadoo la tilmaamay in wax weyn uu ka badali doono xaalka Somaliya. Mas'uulkas ayaa la tilmaamay in uu awoodi karo in taageero lagu xoojinayo howlaha Midowga Africa ee Somaliya ka keeni karo beesha caalamka iyo Qaramada Midoobay.Ergaygaan ayaa xusay in uu ku rajo weyn yahay in uu wax caqabad ah kala kulmi doonin howshiisa .Miwdoga Africa ayaa waxaa Somaliya ka jooga dhowr kun oo askari kuwaasi oo ilaaliya xarumaha dowlada Soomaaliya iyo kuwa dhaqaale .

Carlos Tevez: - Kubadda waa nacay

Weerar yahanka kooxda Man. City Carlos Tevez ayaa shaaca ka qaaday in uu ku fikarayo in uu ka fariisto cayaaraha heerka calaami iyo midda uu Man. City kula joogo.Waxa uu sheegay in uusan aqaan xiliga uu ku dhaqaaqayo go'aankasi balse uu yahay mid ka go'an."Waan nacay kubadda cagta, wax horumar ah ilaa haatan kama keenin, ingiriiska 5-sano ayaan joogaa rajooyinka aan leeyahayna waan gaari la ahay", ayuu yiri Tevez .Dhanka kale ciyaaryahanka Wayne Rooney ayaa beeniyay in uu doonayo in uu ka fariisto caayaraha ka dib markii ay soo baxeen warar arintaas la xariira oo tilmaamaya in dhibka haysta tasi keni karto."Waan yarahay weli, wararkaasi waa been abuur laba ilaa sedex koob oo aduunka ayaan rabaa in aan qarankeyga kala qeyb galo", ayuu yiri Rooney.Devid Beckham ayaa loo sharaxayaa in uu qabto xilka tababaranimo ee qaranka ingiriiska marka uu shaqada ka fariisto Fapio Capella sanadka 2012-ka. Rooney ayaa ka mid ahay laacibinta Devid u sharaxayaa jakadaas, iyadoo ay sheegeen in uu u qalmo isla markaana khibrad u leeyahay.Weeraryahanka AC-Milan iyo xulka reer Brazil Pato ayaa shaciyay in uu jeclaan lahaa in uu arko isaga oo xeran funaanada kooxda Barcelona .Hadalkani waxa uu soo baxayaa xilli kooxda Man. City dooneyso laacibkaasi oo ay tibaaxeen in qiimo sareeya ku bixinayaan ."Man. City waa koox weyn, waa ayna i dooni karaan, laakiin Barcelona ayaan ka sii jeclaan lahaa", ayuu yiri.Ryan Giggs, khabiir kubadeedka Man. United ayaa amaan kal iyo laab ah u jeediyay laacibka Nani oo uu sheegay in booskii C.ronaldo uu u buuxiyay kooxda.Ryan Giggs ayaa sidoo kale sheegay in uu ku riyoonayo in uu tababaro u noqdo kooxda Man. United marka macalinka haatan uu shaqada ka fariisto.Maryama (Umu Shureem) Seymuun@yahoo.com Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda

google_protectAndRun("ads_core.google_render_ad", google_handleError, google_render_ad);

Echo 8 Items
Admin
Log In
Edit My Profile
Follow
Moderation
General Settings
Admin Notices
Get this for your site
Echo Blog
Echo on Twitter
Help

Guest calanka iyo been maxaa kala hesto
Today, 08:23:20
FlagLikeReplyDeleteEditModerate
samsam shiino kkkkkkkkkkkkk guest calanka wa wabsedka ugu wanagsan wab sedyada bentana mar mar wa laga ma marman ninkan ciyartoyda ah maxa afka kaga jira wan garan lahay sida uu yahay
Today, 08:30:44
FlagLikeReplyDeleteEditModerate
haha samsam wixii aqbaraha anaa kula sodsimnaayo
Today, 08:38:53
FlagLikeReplyDeleteEditModerate
sihaam caaddi ma ahan wanka helaa calanka ixiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii
Today, 08:54:47
FlagLikeReplyDeleteEditModerate
janno gale masasad yar buu afka kusita niyow. waa dabecada laguyaqan Tevez
Today, 08:56:09
FlagLikeReplyDeleteEditModerate
samsam shiino haha gratay ila so socodsii walakis lakin janno gale wuxu leyahay wa masasad yaar ninku dee carur mahee midhaa ciiyar toydaa beey ugar tahay masasadu kkkkkkk
Today, 09:13:26
FlagLikeReplyDeleteEditModerate
maxamuud shire teves kondalariyo ayaa ku soo kacday saas ayuu u fariisanaa
Today, 09:23:29
FlagLikeReplyDeleteEditModerate
konfur Calanka waa laga been badanyahay ...lkn Isaga marar ayuu kutuurtaa beenta kkkk
Today, 09:51:06
FlagLikeReplyDeleteEditModerate

Social Networking by Echo

Leave a comment
@Controls
Use my avatar from...
No avatar
My computer
My Google Profile
My Twitter Account
My FriendFeed Account
My Yahoo! Account
Gravatar email
Login
Login with:
My Google Profile
My Twitter Account
My FriendFeed Account
My Yahoo! Account
My Blogger Account
My JS-Kit Account
My Haloscan Account
My OpenID
My Websites:
My Site (click to edit)
Share
Share with:
This Page
My Google Friends
My Twitter Followers
My FriendFeed Followers
My Yahoo! Friends
This Page
What's on your mind...
Follow
Contact webmaster Copyright © 2007-2010 calanka.com

364 Online
Designed By:

Wasiir Raage oo xoriyadiisii dib u helay News/Articles

Budhcad badeeda hubaysan,oo sida xoriyada ah uga howl gasha gobolada Nugaal iyo Mudug ayaa dib xoriyadiisii ugu soo celisay Wasiirka dekadaha iyo gadiidka Badda Puntland Siciid Maxamad

Sunday, 10 October 2010

Ergooyin kala duwan oo Nabadaynta Xiisada Cagaare u yimid Qoriley

Wefti uu hoogaaminayey Garaad Cabdilaagi G Soofe ayaa ka soo ambabaxay Buuhoodle waxayna soo gaadheen Qoriley,sidoo kale Wefti kale PL ah ayaa ka soo ambabaxay Garowe waxaanna hogaamina Daa’uud Bisinlae oo Wasiir ah.
Degmada Boocame ee gobolka Sool Waxaa Saaka ka anba baxay Wafti Balaadhan oo Hogaaminayo Ugaas C/laahi Ciise Nuur oo kamid ah Isimada gobolada SSC, Waxaana Socdaalka Ugaaska ku Wehelinaya Qaarkamid ah Xubnaha Golaha Cuqaasha ee Degmada Boocame Culumo awdiin iyo Madax kale oo Ugaaska Wafi uu Hogaaminayo kamid ah Weftida Buuhoodle ayaa waxay kala ahaayeen Garaad C/laahi Garaaad Soofe ,Suldaan Siciid Cismaan Cali iyo Garaad Saleebaan Buraale aadan oo kamid ah Isimada Deegaanka Buuhoodle iyo Xubno kale oo nabadoona ah.
Dhinaca PL ayaa waxaay isugu jiraan Xubno Wasiiro ah iyo Xildhibaanno,wafuudan kala duwan ayaa waxay ku sugan yihiin magaalada Qoriley halkaasi oo wada hadal uu uga socdo Beesha degta Qoriliye iyo wafuuda. Isku soo wada duubo Ergooyin badan oo ka soo jeeda deegaanka SSC ayaa ku soo qulqulaya Qoliye si ay u dabo qabtaan Colaada labaa beelood ee Ood wadaagta ah.
Live udhagaysi SSC Radio

Fannaanada Saado Cali Warsame oo Bandhig Faneed Ku Qabatay Dalka South Africa [Waraysi

Fannaanada qaranka Soomaaliyeed Saado Cali Warsame ayaa xalay bandhig faneed ay ka soo qaybgaleen dadwayne gaaraya boqolaal ku qabatay magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika,bandhigaasi oo todobaadkii ugu dambeeyay qabanqaabadiisu ay ka soconaysay gudaha wadankaasi.
Saado oo ku sugan magaalada Cape Town oo wareysi gaar ah siisay warbaahinta Horseed Media ayaa sheegtay in bandhig faneedka xalay qabatay uu ka tarjumayay laba arimood oo salka ku haya;
1.Wadamada Carbeed iyo sida ay u diiddan yihiin in Soomaalidu ay lasoo baxdo khayraadkeeda2-Itoobiya dhibaatada ay ku hayso waddanka Soomaaliyeed.
Dhegayso waraysi Horseed la yeelatay Saado Cali Warsame

Shirkii Beesha Cabdi Garaad Uga Socdey Dharkayn oo La Soo Gabagabeeyey Go’aamana Laga Soo Saarey

'Dharkayn:-Waxaa si rasmiya loo soo gabagabeeyey Shir mudo sadex todobaad ah uga socdey Beesha Cabdi Garaad Degmada Dharkayn kaasi oo ay ka qayb galeen,Cuqaasha,Waxgaradka , odayaasha, xubnaha uga jira beesha maamuladda iyo Garaad Beesha.
Shirkan oo uu gudoomiynayey Garaad Cali Buraale Xasan Shiil ayaa mudadii uu socdey waxaa lagu lafo gurey xaalada Beesha,tan Bulshadda SSC iyo tan guud ee Soomaaliya,waxaana ugu danbayntii laga soo saarey baaqyo iyo Go’aamo.
Inkasta oo aanan si rasmiya u helin qoraalkii rasmiga ahaa ayaa haddana wararka aanu ka helayno waxaa qodobada ka soo baxey ugu waa weynaa.
1-Beeshu waxaa ay Bulshada Soomaaliyeed ugu baaqeysaa Nabadgalyo,waxaana ay beeshu u taagan tahay sidii loo heli lahaa Dawlad Soomaaliyeed oo loo dhan yahay.
2-Beeshu Waxaa ay Beelaaha SSC ugu Baaqeysaa Midnimo iyo wadatashi.
3- Beeshu waxaa ay Taageersantahay Midhihii ka soo baxey Shirkii Horseed ee dalka Kenya iyo sidoo kale Shirarkii Holhol iyo Buura-wadal.
4-Beeshu waxaa ay si cad ugu gacansaydhey Baaqii ka soo baxay Siilaanyo, wadahadal iyo nabad dhacaysaa ma jirto inta Deegaamada ssc ay ku sugan yihiin Ciidamada ka soo duley Hargaysa.
Sidoo kale waxaa shirka si buuxda layskugu afgartey dhammaan arimihii dhinaca Bulshada,sida Deegaanka Daaqa,waxbarshada iwm.
Waxaa xusid mudan in gabgabadii shirka ay ka qayb galeen Garaad Jaamac Garaad Cali,Hogaamiyaha SSC Saleebaan Ciise hogaamiye ku xigeenka Cali Axmed Xasan iyo saraakiil kala duwan oo ka tirsan Hogaanka Midnimada iyo Badbaadada SSC.