Monday, 5 August 2013

Interview: Kenyan FM defends Somalia operation amid criticisms

Interview: Kenyan FM defends Somalia operation amid criticisms
xinhua.gif
Monday, August 05, 2013

Kenyan Foreign Minister Amina Jibril Mohamed on Sunday said criticisms that her country was involved in internal politics in Somalia are not helpful in ongoing efforts to end the decades-old conflict in the Horn of African country.

Mohamed made the remarks in an interview with Xinhua on the sidelines of the one-day summit on harmonizing the operation of the African Union Mission in Somalia (AMISOM).

Kenya’s top diplomat stressed that now is the opportune time to martial all the resources to help stabilize Somalia by 2016.

The summit of the African countries contributing to AMISOM troops was held amid displeasure between Kenya and Somalia, whose government complains of Kenya’s involvement in internal politics in the southern town of Kismayo.

Somalia wants to control the seaport and the airport among other installations and have all the revenues remitted to the central government, after the Indian Ocean town was recaptured from rebels not long ago with the help of Kenyan troops.

Mohamed said Kenya has not formally received the complaints, noting that Kenya has instead been supportive of the efforts to pacify its northeastern neighbor.

"I have not had any complaints directed against us, maybe there are challenges that we must address but I think all of us need to come together to ensure that we can get more people involved in Somalia because I think we now have a window of opportunity," she said.

"If we all pool together and support the Somalis, we would get to where we expect to get so that all of us as promised we can leave Somalia by 2016," she added.

"We have been supporting the Somali people to stabilize their country.

"In Kenya, we have over the last 20 years been involved in peace processes.

"We have held several conferences in Nairobi and other parts of the country to help Somalia find its place within our region and also find its way back into the international community," she noted.

She said the Somali government bares the responsibility to win over the hearts of its people for it to take fully charge of the administration of the whole country.

"We have two years to ensure that the Somali government wins the hearts and minds of its own people, reconciles them, takes over the administration of all parts of the country from us who have been there for a while," she said.

"I think there is a lot of work for all of us and there will be very little time for us to complain," she added.

"All of us are in control of our countries but in order to be in control of an area, you have to have some stability there, you must have security, you must have acceptance from the locals ... that is what the Somali government must do, it must get the confidence of its people so that it can go and establish all these institutions without any opposition."

Mohamed said Somalia should use the opportunity it was given to convene a reconciliation conference of all the Somalis.

She said ongoing efforts by AMISOM to stabilize Somalia need more support in order not to lose the successes so far gained.

She said African countries must look for resources to fund the operation of AMISOM since the operation’s main funder, the European Union, has notified the African Union that it is facing financing problems because of the economic downturn back home.

"We have already started talking to other countries, those that are not traditional donors, to see whether they can come in and support us.

"Some have been very encouraging and we are hoping that going forward, they will be willing to support us," she said.

She said the main challenge AMISOM is facing is lack of enough troops on the ground. Troop contributing countries to AMISOM estimate that over 20,000 troops are needed in the country from the previously need 17,000.

"We are all overstretched right now and we are talking to other countries to see whether they can come in and support the efforts that we have made.

"Since we and those in the region went into Somalia, we have had really a game changer. We have been able to deal with the threats we face," she said.

Uganda provides the bulk of the peacekeeping troops to AMISOM.

The other troop contributing countries include Kenya, Burundi, Djibouti, Ethiopia and Sierra Leone.

Since the deployment of African Union troops in Somalia in 2007, there have been military gains in the country despite some attacks from Al-Shabaab, a militant group linked to Al-Qaida, a known international terror group.
http://www.hiiraan.com/news4/2013/Aug/30634/interview_kenyan_fm_defends_somalia_operation_amid_criticisms.aspx

Human Rights Road Map in somalia

 (Human Rights Road Map)
Waxaa Shalay shir ka dhacay xarunta Madaxtooyada oo ay isugu yimaadeen Xoghayaha Golaha Wasiirada & Baarlamaanka Mudane Calas Maxamuud Jamac Juge, Agaasimayaasha Guud ee Wasaradaha Dowladda, Guddiga KMG Madaxa Bannaan ee Xaqiiqa Raadinta Tacadiyada ka Dhanka ah Xuquuqal Insaanka (Human Rights Task Force) iyo Danjiraha Jamhuriyada Federaalka Soomaaliya u fadhiya Xafiiska Qaramada Midoobay ee Geneva, Mudane Yusuf Maxamed Ismaaciil Bari-Bari.

Shirkaan ayaa daba socday kulan ay isugu yimaadeen Agaasimayaasha Wasaaradaha iyo labada mas'uul ee kor ku xusan kaas oo dhacay bishii la soo dhaafay 24-keedi iyo mid ku xigay oo isna dhacay 30-kii bishaas dhex marayna Guddiga Xuquuqal Insaanka ee Baarlamaanka (Human Rights Committee of the Parliament) iyo Guddiga KMG ee Madaxa Bannaan ee Xaqiiqa Raadinta Tacadiyada ka Dhanka ah Xuquuqal Insaanka.

Shirarkan iyo kuwo kale oo la tashiyo ah waxaay daba socdaan shirkii bishii Maarso 2013 ka dhacay Magaalada Muqdisho oo dhex maray Madaxda sare ee Dowladda iyo Khabiirka Caalamka ee Madaxa Bannaan oo u qaabilsan u kuur gelida Arrimaha Xuquuqal Insaanka ee Soomaaliya (Independent Expert on the situation of Human Rights in Somalia) Dr. Shamsul Bari. Kulamadaas ka dib Madaxda sare waxeey go'aansadeen in Dowladda Federaalka Soomaaliya diyaariso Khariidada Geedi Socodka lagu hormarinayo laguna ilaalinayo Xuquuqal Insaanka Muwaadiniinta Soomaaliyeed (Human Rights Road Map for Somalia).

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Xafiiska Qaramada Midoobay ee Geneva ahna khabiir ku xeel dheer Xuquuqul Insaanka, aayaa war bixin ka siiyey ka qaybgalayaasha shir ka dhacay bishii June 2013 Magaalada Geneva, kaas oo looga arrinsaanayey sidii loo hormarin lahaa loona ilaalin lahaa Xuquuqal Insaanka Muwaadiniinta Soomaaliyeed.

“Bishii June 2013 kalfadhigii ka dhacay Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay, waxaa lagu go’aamiyey in bisha Septembar 2013 la qabto shir looga hadlayo xaalada Xuquuqal Insaanka ka jirta Soomaaliya. Shirkaasa waxaa warbixin sannadla ah ee ku aadan Soomaaliya ka jeedin doona Khabiirka Madaxa Bannaan ee u qaabilsan Soomaaliya Dr. Shamsul Bari, Madaxda sare ee Dowalada Federaalka ah ee Soomaaliya, Madax ka socota dalalka sida gaarka ah u daneeya Arrimaha Soomaaliya, Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha QM u qabilsan Somaaliya Danjire Nicholas Kay, Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Maxamed Saalax Annadif iyo Madaxda Hay’adaha QM ayaa la filaya inay ka soo qayb galaan shirkaas muhiimka ah. Madaxda sare ee Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Golaha u bandhigi doona tubta ugu wanaagsan ee lagu hormarin karo laguna ilaalin karo Xuquuqal Insaanka ee Muwaadiniinta Soomaaliyeed” ayuu yiri Danjire Yusuf Bari-Bari. Waxaa sidoo kale uu sheegay in Golaha Xuquuqal Insaanka ee Qaramada Midoobey afartii sanaba dal kasta uu marsiiyo imtixaan ku saleeysan qiimeeynta xaalada Xuquuqal Insaanka ee dalkaasi ka jirta.

Dalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysey sanadii 2011 la marsiyey imtixaanka lagu qiimeeynayo xaalada Xuquuqal Insaanka ka jirta Soomaaliya. Wakiilada dalalka eek u jira Golaha Xuquuqal Insaanka ee QM ayaa u soo bandhigay 155 talooyin. DFKMG ee Soomaaliya wada tashiyo badan ka dib waxeey si buuxda u aqbashay 151 ka mid ah talooyinkii loo soo jeediyey. Sida uu qorshuhu yahay sanadka 2015 ayeey mar labaad Soomaaliya mari doontaa imtixaanka Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay. Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxaa looga fadhiyaa in ay Golahaas u gudbiso habka ay u dhaqan gelisay 151 talooyin ay Soomaaliya aqbashay.

Shirka bisha September 2013 ee ka dhici doonaa magaalada Geneva, Madaxda sare ee Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya waxay haystaan fursad qaali ah oo ay ku soo bandhigi karaan qorshe ay u madax banaan yihin oo lagu ilaalinayo laguna hormarinayo Xuquuqal Insaanka Muwaadiniinta Soomaaliyeed. Sidoo kale waxaay fursad u haystaan in ay codsadaan iskaashi labo nooc ah.

1. Iskaashi guud lala yeesho Hay’adaha Calaalmiga ah (Multilateral Cooperation)
2. Iskaashi labo geesood ah eel ala yeesho Dowladaha daneeya arrimaha Soomaaliya (Bilateral Cooperation).

Hay’adaha caalamiga ah iyo Dowladaha ka gaabiya iskaashigaas xaq uma yeelan doonaan inay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya u soo jeediyaan eedaymo ka dhan ah ilaalinta iyo horumarinta Xuquuqal Insaanka ee Soomaaliya.

Waxaa xusid mudan in laga soo bilaabo sanadkii 2008 Dowladda Soomaaliya waxay ku guulaysatay in Golaha Xuquuqul Insaanka ee QM laga ansixiyo sagaal qarraar, oo intuba dhigaya in Dowaladda Federaalka ah ee Soomaaliya loo fidiyo iskaashi kor loogu qaadayo tayeeynta Hay’adaha Dowladda, si ay Dowladdu u hormariso una ilaaliso Xuquuqal Insaanka Muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Markii ay soo idlaadan kulamada wada tashiga ah waxaa u qorshaysan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) in uu ku marti qaado kulanka khaaska ah ee Golaha Wasiiradda, kaas oo lagu ansixin doono Khariirada Geedi Socodka ee lagu hormarinayo laguna ilaalinayo Xuquuqal Insaanka Muwaadiniinta Soomaaliyeed (Human Rights Road Map) inay ka soo qayb galaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sh. Maxamuud, Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Danjiraha JFS u fadhiya Xafiiska QM ee Geneva Mudane Yusuf Maxamed Ismaaciil Bari-Bari, Khabiirka Madaxa Banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Dr. Shamsul Bari, Xubnaha Bulshada Rayidka ah iyo Wakiilada QM u qaabilsan Xuquuqul Insaanka ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho.







Dawlada hoose Ee Magaalada Buuhoodle Oo Shaqadeedi U horaysay bilowday(Daawo+Sawiro)



Dawlada hoose Ee Magaalada Buuhoodle Oo Shaqadeedi U horaysay bilowday(Daawo+Sawiro)

Kadib markii dhawaan uu tabaabar usuu xidhmay Golaha deegaanka buuhoodle ee dhawaan la soo doortay ayaa waxa saaka Dawlada Hoose Ee Buuhoodle  oo dhawaan lasoo dhisay ayaa ay  kabilaabeen magalada buuhoodle shaqadii ugu horaysay ee ay bulshada uqabtaaan tan iyo intii Ladoortay
waxana saaka magaalada buuhoodle ka bilaabmay olale nadaafadeed oo aad moodo inii kaduwan yahay kuwii horay looga samayn jiray magaalada
Olalahan ayaa waxaa siwada jira uga qayb qaadanayey xubnaha golaha deeagaanka iyo shacab weynaha kuhaqan magaalada buuhoodle oo isugu jiraururada dhalin yaro uruda haweenka iyo dhamaanba bulshada qaybaheeda kala gadisan ee kudhaqan magaaladani buuhoodle
Waxaana sibuuxda uga qayb qaadanayey Gudoomiyaha Cusub ee magalada buuhoodle Mr; Deeq Yuusuf Faarax Iyo Waliba Xubno Kale oo ka tairsan golahiisa deegaanka.
suuqyada waaweyn iyo waliba xafaha magaalada buuhoodle aya saaka ahaa ku aad uqurux badan kadib markii laga qaaday qashinkii yaalay wadooyinka lagana xaaqay
waxaana olalahani imaanayaa iyada oo ay fooda inagu soo hayso munaasibadii Ciidul Fadriga o siweyn loogaga diyar garoobayo gobalo badan oo katirsan dalka soomaaliya

Sawir Qaade: Wariye Cabdi Casiis Aadan Jaamac -Buuhoodle

DSC06522DSC06524DSC06529DSC06533DSC06539DSC06548DSC06549DSC06552DSC06554DSC06555

Sunday, 4 August 2013

Daawo Sawirada Ra'iisul Wasaaraha oo xalay socod ku maray isgoysyada Muqdisho


Daawo Sawirada Ra'iisul Wasaaraha oo xalay socod ku maray isgoysyada Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa xalay Saq-dii dhexe ee 12:00am saacadda geeska Afrika, waxaa uu socod lug ah ku maray degmooyinka magaalada Muqdisho, gaar ahaana Isgoys-yada Beexaani, Sanca, Fagax, Cali-kamiin, Laba-dhagax, Baar-ubax, Black sea, Al Barako, iyo isgoyska Banaadir, waxaana socdaalkani uu ahaa mid uu ugu kuurgalayay xaaladda amniga iyo howlaha ciidamada amnigu ay ka wadaan magaalada.

Kormeerkan Waxaa Ra’isul Wasaaraha ku wehliyay Wasiirka Cadaaladda Mudane Cabdullaahi Ebyan Nuur, Warfaafinta Mudane C/llaahi Ciilmooge Xirsi, Wasiiru dawlaha Arrimaha Gudah Mudane Mahdi Maxamuud Cali, taliyeyaasha Boliiska Jen. Cabdixakiin Daahir “Saacid”, Ciidanka Xoogga S/guuto Daahir Aadan Cilmi “Indhaqarsho” iyo Nabadsugida Qaranka Jen. Bashiir Maxamed Jaamac.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa kormeerkan ka hor kulan ballaaran kula qaatay xarunta Nabadsugida Qaranka dhamaan saraakiisha ammaanka, isaga oo kala hadlay xoojinta sugidda amniga dalka, gaar ahaana magaalada Muqdisho, waxaana uu kula dardaarmay in looga fadhiyo inay ka hortagaan falalka lidiga ku ah amaanka shacabka.

Ra’iisul Wasaaraha iyo xubnaha ku weheliya kormeerkiisa ayaa ugu horeyntii ku hakaday isgoyska Cali-kamiin ee wadada Soddonka halkaasoo ay kula kulmeen dhalinyaro kubadda cagta ku ciyaareysay kuwaas oo ka faa’iideysanayay leyrarka cadceeda ku shaqeeya ee wadadaasi ku xiran, waxayna sacab iyo mashxarad ku soo dhoweeyeen madaxda, iyaga oo oranayay soo dhowaada.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa u degay dhalinyarada lana sheekeystay isaga oo weydiiyay kooxaha ay u kala cayaarayaan, “Waxaan u kala baxnay labo xaafadood oo kala ah kooxda Furayaasha iyo kooxda Cali-kamiin, waxaana ku gaarnaa halkan illaa suxuurta” ayuu yiri mid ka mid ah dhalinyaradii goobta ku ciyaareysay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa mar kale weydiiyay inay jirto wal wal amniga, waxayna ku jawaabeen “Maya amniga xaafada wuu wanaagsan yahay mana jiro wax wal wal ah”.

Intii uu ku guda jiray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Cabdi Faarax Shirdoon kormeerkiisan waxaa kaloo uu ku hakaday xaafada Laba-dhagax waxana uu halkaasi kula kulmay mid ka mid ah ganacsatada Internet-ka kireysa oo xilligaasi ku sugnaa goobtiisa ganacsiga iyadoo Ra’iisul Wasaaruhuna gudaha u galay goobtaasi oo muddo kooban uu kula sheekeystay, xilligaasina waxaa ku sugnaa goobta dhalinyaro adeegsaneysay aaladdaha bulshadu ku wada xiriirto sida Facebook.

Mudadii uu Ra’isul Wasaaruhu ku jiray booqashadiisa waxaa la arkayay dhalinyaro raxan raxan u fadhisa goobaha maqaaxiyaha, kuwaasi oo aysan ka muuqan wax wal wal amni ah, waxaana qaarkood ay naga salaamayeen dusha.

Taliyaha Boliiska Jen. Cabdixakiin Daahir “Saacid” ayaa intii lagu guda jiray kormeerkan waxa uu warbixino siinayay Ra’iisul Wasaaraha isaga oo xusay in ciidanka amniga ay 24-ka saac ku jiraan heegan, ayna ka hortagaan saacad kasta falal amniga shacabka lidi ku ah, inkastoo ay jiraan falal qaraxyo ah oo kooxaha nabadiidku ay la beegsadaan mararka qaar goobaha dadweynaha sida suuqyada iyo goobaha ganacsiga.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale ku hakaday goob ganacsi oo lagu tolo dharka, waxaana xilligaasi shaqaalaha goobtaasi ay ku howlanaayeen tolista dharka. Ra’isul Wasaraha ayaa weydiiyay qiimaha ay ku tolaan dharka iyo qaababka ay u tolaan iyadoo sidoo kalana uu wax ka waydiiyay xaalamadaha Amni ee goobahaas. Ganacsatadu waxay ku ammaaneen ciidanka amnigu inay sugaan ammaankooda inta ay ku jiraan shaqadooda.

Ugu dambeyntiina, Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon oo warbaahinta kula hadlay isgoyska Al Barako ee degmada Hodon ayaa sheegay in kormeerkiisan uu ahaa mid uu ugu kuurgalayay xaaladdaha ammaanka caasimadda, isla markaana uu ku faraxsan yahay inuu arko habeen Saq-dhexe in dhalinyaradu ay kubadd ku ciyaaraan xaafadahooda, wuxuuna tilmaamay inay tahay dadaalka ciidanka ammaanka, isaga oo kula dardaarmay inay sii laban laabaan.
















Daawo Sawirada: Shirkii Kampala ee Madaxda dalalka Ciidamada ka joogaan Soomaaliya oo la soo gaba gabeeyay


Daawo Sawirada: Shirkii Kampala ee Madaxda dalalka Ciidamada ka joogaan Soomaaliya oo la soo gaba gabeeyay
Shirkii madaxda dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa goor dhow lagu soo gaba gabeeyay magaalada Kampala, kaasoo looga hadlay arrimaha ammaanka, siyaasada iyo caqabadaha hor-yaala AMISOM.

Madaxweynaha Uganda oo dalkiisa hogaaminayo howl galka AMISOM, shirkana marti geliyay Yoweri Museveni ayaa shir gudoominayay, iyadoo Madaxweynaha Soomaaliya uu ku ammaanay doorkiisa hogaamineed ee uu ka qaatay arrimaha Soomaaliya.

Shirkan oo ay ka qeyb galeen Madaxda dalalka Itoobiya, Kenya, Sierra Leone, Brundi, Uganda iyo Jabuuti, waxaana shirkan laga soo saaray war murtiyeed.

Madaxdii shirkan ka soo qeyb gashay ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay horumar ballaaran ka sameysey dhinacyada amniga iyo siyaasadda. Sidoo kale doorka AMISOM iyo ciidamada Ethiopia ayaa iyagana lagu ammaanay, lagana codsaday inay dowladda Soomaaliya kala shaqeeyaan sidii ay ciidameeda dib-u-habeynta socota u dhameystiri lahaayeen, iyo sidii ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM loogu heli lahaa tasiilaadka ay u baahanyihiin.

War-murtiyeedka waxaa lagu xusay in dowladdu ay sii wado wadahadallada ay kula jirto dhammaan qeybaha kala duwan ee goboladda Jubbooyinka, isla markaana ay dowladda maamulkeeda wada gaarsiiso dhammaan dalka oo dhan.

War-murtiyeedka waxaa kaloo lagu xusay in AMISOM iyo hay’adaha QM ay raashinka iyo qalabka ay u baahan yihiin ay ka iibsadaan ganacsatada Soomaaliyeed oo aan dibedda looga keenin.

Sidoo kale waxaa war murtiyeedka lagu xusay in AMISOM ka shaqeyso sidii ciidamo isku dhaf ah loo geyn lahaa Kismaayo.

Madaxweynaha iyo wafdigii oo hoggaaminayay ayaa lagu wadaa inay dhowaan ku soo laabtaan dalka.

















Madaxda Soomaaliya, Kenya, Ethiopia iyo Uganda oo kulan wada qaatay (Sawirro)


Madaxda Soomaaliya, Kenya, Ethiopia iyo Uganda oo kulan wada qaatay (Sawirro)
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa kulan wada jir ah la qaatay Madaxda dowladdaha Kenya, Ethiopia iyo Uganda ka hor shirkii madaxda waddamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya.

Shirkan ay wada yeesheen Xasan Sheekh Maxamud, Uhuru Kenyatta, Hailemariam Desalegn iyo Yoweri Museveni ayaa diiradda lagu saaray sidii shirka Kampala uu u noqon lahaa mid miro dhal ah.

Madaxda waddamada Somalia, Kenya, Ethiopia, iyo Uganda ayaa lagu soo qaaday in dowladda Soomaaliya ay horumar ballaaran ka sameysey dalka, hase yeeshee ay jiraan caqabado fara badan oo u baahan in xal guud oo waara loo helo, kuwaas oo ka mid ah sidii Al-Shabaab loo soo afjari lahaa, sidii ciidadamada Dowladda Soomaaliya loogu heli lahaa dhaqaale iyo hubkii ay ku howlgali lahaayeen. Sidoo kale waxey madaxdu isla garteen inay muhiim tahay in AMISOM loo helo tasiilaadkii ay u baahnaayeen si ay amniga iyo kala danbeynta Soomaaliya u soo noqoto.

Kulankii Madaxda ayaa hadda socda oo saacadaha soo socda la soo gabogabeyn doonaa, iyadoo war murtiyeed laga soo saari doono.

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe


















الضرا: عادة رمضانية متجذرة في السودان

الضرا: عادة رمضانية متجذرة





على امتداد البصر يتحلق السودانيون حول المائدة من أجل الضرا (الجزيرة)
عبد الفتاح نور أشكر-الخرطوم
عند اقتراب موعد الإفطار وقبل أذان المغرب يتحول المشهد الرمضاني في السودان إلى ما يشبه وليمة جماعية تعارفوا على تسميتها بـ"الضرا"، حيث يبرز رجال الأسر السودانية خارج منازلهم يحملون المأكولات والمشروبات البلدية -كل باستطاعته- مستشهدين بالمثل الدارج "الجود بالموجود".

ويقف الرجال في الشوارع لإقناع المارة بالإفطار معهم، في مشهد حاتمي قلما يتوفر عند بقية الشعوب في الوطن العربي.

كما أنهم يضطرون أحيانا إلى إيقاف السيارات ملوحين بالعمائم، وتسمع في كثير من الطرقات كلمات من قبيل "علي الطلاق تفطر معانا"، وهو قَسمٌ سوداني لا فكاك منه.
والهدف من عادة  "الضرا" عند السودانيين هو إفطار الفقير والمحتاج وعابر السبيل، ابتغاءً لمرضاة الله في الشهر الفضيل، ونشر فضيلة البذل والعطاء لتعزيز روح الأخوة بين السودانيين.
و"الضرا" هي عادة رمضانية قديمة عند السودانيين تدلل على مدى الترابط الاجتماعي والعمق الأسري بينهم.
ويقول مدير تحرير جريدة الانتباهة أحمد الطيب للجزيرة نت إن "الضرا" بلهجة السودانيين تعني السند والحماية، وهي من أشكال التعاون الوثيق بين السودانيين أثناء الشهر الفضيل.
القرى والأرياف
ويؤكد أن للضرا مدلولات ومعاني خاصة عند أهل القرى في السودان، "ولعل عامل الزمن المتاح لأهل الأرياف هو ما يعطي هذه العادة رونقا أكثر جمالا من تلك الموجودة حاليا في العاصمة الخرطوم".

العمدة الحاج حبيب الله (الجزيرة)
بينما يقول الباحث في التراث الشعبي والتاريخ العمدة الحاج علي صالح حبيب الله الذي يبلغ من العمر 84 عاما إن عادة "الضرا" منتشرة بصورة متزايدة في القرى والأرياف في السودان، ولها طقوس خاصة متّبعة غير تلك التي نراها حالياً في المدن الكبيرة مثل العاصمة الخرطوم ومدني في الوسط وشندي في الشمال وبورتسودان في الشرق.

وأضاف "في القرية تجتمع الأسر عند منزل ناظر القبيلة أو العمدة يحملون معهم أصنافا من الأطعمة والأشربة، ياتي في مقدمتها مشروب الآبرية (الحلو مر) والكركدي والعرديب، ومأكولات مثل البلح (التمر) والعصيدة والقُراصة والتقلية وسلطة الروب والبليلة والبقينية وغيرها من الأكلات الشعبية".

ويشير الحاج حبيب الله إلى أن طقوس "الضرا" لا تتوقف عند الإفطار فقط، بل تمتد إلى ما بعد الإفطار، "حيث يرجع الناس إلى بيت العمدة بعد صلاة المغرب لشرب الجبنة والقهوة أو الشاي، وتبادل الأخبار".

ويزيد أنه وبعد الإفطار يأتي مباشرة المقرئ لتلاوة آيات من الذكر الحكيم أو يأتي المادح لمدح المصطفى في قصائد تجذب الحاضرين، "وبعدها يذهب الناس لصلاة التراويح في المساجد".

أما في السحور فيقول العمدة حبيب الله إنه ليس بنفس شعبية الفطور، حيث يكتفي الناس بأكل الأرز باللبن وأحيانا الرقّاق باللبن داخل المنزل، ويغيب عنها عنصر "لمة أهل الحي" أي اجتماعهم وأكلهم في صينية واحدة.

وبموازاة عادة "الضرا" هناك خيمات رمضانية يمولها محسنون سودانيون، لكنها تراعي أساليب عادة الضرا من حيث اجتماع الناس وأكلهم في مكان واحد، مع توفر الأطعمة والأشربة الشعبية عند السودانيين.
الرشيد آدم (الجزيرة)
أما الكاتب بقسم المنوعات بصحيفة الوطن السودانية الرشيد آدم فيقول إن الضرا عادة متجذرة في أعماق السودانيين لا يمكن التخلي عنها أو استبدال عادة رمضانية أخرى منها.

ويشير في تعليقه للجزيرة نت إلى أن المجتمع السوداني يرتبط بهذه العادة كجزء من التراث الشعبي الأصيل إلى جانب مجموعة من العادات الأخرى التي يصعب التنازل عنها.
 
وتحدث الرشيد بطقوس رمضانية أخرى مرتبطة بعادة "الضرا" كتجهيز النساء قبل شهر من حلول رمضان لمشروب الآبريه (الحلو مر) حيث تفوح رائحة المشروب المميزة في الأحياء الداخلية للمدن والقرى على حد سواء، وهو مؤشر قوي لقُرب موعد الشهر الفضيل.

ودعا إلى تمسك السودانيين بعادة الضرا. وقال "هذه العادة لها فوائد اجتماعية ذات تأثير مباشر عند السودانيين، "فهي من ناحية تساهم بتعزيز أواصر المحبة بينهم ومن ناحية أخرى هي دبلوماسية شعبية تعكس صورة إيجابية عن الشعب السوداني".
المصدر:الجزيرة