Thursday 31 May 2012

Maxaad kala Socotaa Horgalada Lasocda ergada Puntland Ee Turkiga ?? (Warbixin + Sawiro )

Maxaad kala Socotaa Horgalada Lasocda ergada Puntland Ee Turkiga ?? (Warbixin + Sawiro )

Xubnahani waa xubno ka soo jeeda deegaanada sool,sanaag,cayn, gaar ahaana magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn waxaana sawirka hada aad aragtaan idiin muujinayaa labadan xubnood oo lasocda beesha majeerten oo u dhoofaysa shirka istaanbul.
.
Sidaa ogtihiinba waxaa jirey shir ay beeshu ku yeelatay magaalada taariikhiga ah ee taleex kaas oo lagu dhistey maamul ay beeshu ku midaynsantahay laguna qanacsanyahay ganacsato,culimo,dhalinyaro,haween.siyaasiyiin.qurba joog.cuqaal,isimo, waxaana ka mida ahaa qodobadii laysla qaatey inay isimadu yidhaahden dhamaan heshiisyadii aanu lagalnay maamuladii hore waa ka kac kana mid bay ahaayen labadan xubnood isimada go,aanka gaartey iyo cuqaasha.
.
Sidaa daraadeed haday mucaarad noqdeen may yagoo dhulbahantaa oo guryahooda jooga diidaan khaatumo oo yiraahdan waxaas baaanu diidnay majeerteenkan ay raaceen maxay yeeli karaan dhulbahante awal wuu hamranayay majeerten oo wax buu xeerinayay markii ogaadey in uu xishoodkii dhaafeyna meelbuu saarey oo maanta garoowe waxaa taala dhulbahante maxaa nalaga siiyaaa mawaynaan niman hartiya ahayn ninka taa taagan maanta kayiri garabaan u doonanayaa baa ka daran.
.
Waxaan maqlijiray waad baahan tahay bakhtiga looma cuno,hadada cadhootey ma majeerten baad noqon taasi waa ayaan daro wayn dhulbahante waa khaatumo majeerteen waa puntland yaan lakaraamo seegin nin maanta ku jira xiligii cibaadada in isagoo cad quudheed dul taagan lasoo sawiro waa wax aan loo baran.



Yaasiin Bul bul Maxamed
Garoowe – Soomaliya

No comments:

Post a Comment