Wednesday 15 September 2010

mooge iyo macallin maxay ka dheheen safarada hogaanka ssc

MOOGE:- Macalinoow Maamulkii SSC maantuu dhaqaaqay mar haddii dawladihii derisku casuumad midba meel kasoo tuuray oo Hogaamiyaha iyo Wasiiradiisa leeyihiin anaga nagusoo horeeya..
waxaaba kasii daran Shiikh Shariifkan isna yidhi waxaan ku qaabilayaa Villa Somalia..

Macalin:- Allah kariim.. Mogoow u malayn maayo SSC dan Buhoodle qolka yar kaga jirta in cidi casuumad u fidisaye, waxoodu waa tii Somalilandkee intay Daallo raacaan odhan jiray caalamkaa na casumaye.. Filinkaas horaanu u aragnaye..Waxaan ku weydiiyo, waa kanoo Halgamihii Ina Wejixaad siduu ka kacaay u lahaa xabeebsadaye.. Hablihii Xizaamada dahabka dhigi jirayna gacamihii laabteene.. tigidho ay casuumadaha ku tagaanba heli maayaane.. Waa maxay Hogaamiyahan ninkii maalmo la shaqeeyaaba cisilaada qorayo.. Toloow ma lahjadiisa galbeedkay ka boodeen!!

1 comment:

  1. Magacaygu waa Adams Kevin, wakiil ka socda shirkada Adams bixinta amaah amaah laga amaahdo, waxaan siinayaa amaah ugu dulsaarka 2%. waxaan ku siin dhan nooc oo kala duwan oo amaah ah. haddii aad u baahan tahay amaah hadda nagala soo xiriir email this: adams.credi@gmail.com

    ReplyDelete