Thursday 16 September 2010

aqbalitaanka jaamacadaha suudaan oo furmay

aqbaltaanka jaamacadaha dalka suudaan oo furmay siiba jaamacada international africa university (iua) qiimaha kuliyaduhu waa sidan:
1=artiska waa 400 dolar.
2=shariicada waa 400 dolar.
3=dhaqaaluha waa 900 dolar.
4=combuyutarku waa 300 dolar.
5=injineerinku waa 2700 dolar.
5=caafimaadku waa 5000 dolar. laakiin kuliyadaha qaarbaa dhimisleh lacagtoodu sida artiska shareecada dhaqaalaha .
labada kale waxba maleh sida dhaqaalaha .
wixii warfaafina kala soo xiriir iimaylka ssc2222@hotmail.com

1 comment:

  1. Magacaygu waa Adams Kevin, wakiil ka socda shirkada Adams bixinta amaah amaah laga amaahdo, waxaan siinayaa amaah ugu dulsaarka 2%. waxaan ku siin dhan nooc oo kala duwan oo amaah ah. haddii aad u baahan tahay amaah hadda nagala soo xiriir email this: adams.credi@gmail.com

    ReplyDelete